Xogmaal Media

Badbaado Qaran oo la hadlay saxaafadda.

Golaha  bad baado qaran ayaa soo saaray mowqifka ay ka taagan yihiin muddo kororsiga loo sameeyey Farmaajo.

Waxay sheegeen goluhu in waxba ka jirin muddo kordhinta shalay Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliyeed sameeyeen.

Bad baado qaran ayaa ku hanjabay In tallaabo deg deg ah qaadi doonaan Oo Dalka lagu bad baadinayo.

Sidoo kale waxay sheegeen Golahaan in muhiim tahay in dib loogu laabto dhaqan galka Heshiiskii 17-kii Septembar wixii intaas kasoo harana yihiin mid aan la aqbali karin.

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.