Kuleyl xooggan ayaa ka jiro gobolka Minnesota ee Mareykanka, waxana la filayaa in uu sii socon doono todobaadkan. Dugsiyo wax barasho ayaa ardey guryahooda u direy, halka goobo ganacsina ay qaadeen tilaabooyin ay uga hortagayaan qatarta ka maan karto kuleylkan. Hay-adda Cimilada ee Mareykanka ayaa dadka wadankaas la wadaagtey sida ugu hayon ee ay uga taxadari karaan qatarta uu kuleylkan leeyahay.
1- Tartiibso oo isdaji, baaji ama u hormarso aroornimada ama dib ugu dhigo fiidnimada howlaha aadan ka marmaami karin
2- Xirro dear fudud, midday cad
3- Hoos raadso oo iska ilaali inta aad awoodo in ay qoraxdu toos kuugu dhacdo
4- Biyo badan cab xitaa hadii aadan oomaneyn
5- Can contada jilicsan ee siyaha leh sida miraha (fruits)
6- Baabuurto waxa ay leeyihiin qatar badan ee ha ku dhex daahin, caruurtana gaariga ha uga tegin vita waqti yar. Ogoow muraayadaha oo aad wax yar hoos u dajisaa kuma filno
Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.