Dowladda Federaalka ayaa shaacisay jadwalka doorashada federaalka ee sanadkan oo ka dhacayo 11 magaalo. Doorashada ayaa loo qorsheeyey in marka hore la qabto Xildhibaanada Aqalka Sare oo ay maamul Gobolleedyadu soo xulayaan. Ka dib waxaa ku xigi doono Xildhibaanada Gollaha Shacabka. Markaas ka dib ayey si wadajir ah u dooran doonaan Madaxweynaha.
Halkaan ka daalacao jadwalka doorashada.

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.