Macaliiminta wax ka dhigta iskuulada magaalada Minneapolis ayaa ku jira maalintii 7 aad ee shaqo joojin ah iyagoo taas sabab uga dhigey in aanan 20 kii sano uu dambeysey anan loo kordhinin mushaarkoodii. weli waxaa socda wada hadalo iyo rajo laga qabo iney shaqadooda lagu celiyo

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.