Warbixinta la Sheegay in Ururka Midowga Afrika uu soo Saarey iyo Jawaabta Dowladda
Warbixin aan si toos ah looga soo saarin Ururka Midowga Afrika ayaa lagu shaaciyey baraha bulshada, lamana hubo in ay tahay mid kama danbeysta ah ee ay hay-addu soo saari doonto. Hasa!-->…
Read More...
Read More...
Dad Badan ayaa Mareykanka ugu Dhintey Kaladuwanaashaha Fikir ee Cudurka Karonaha
Tan iyo marki uu dilaacay cudurka safmareenka ee Koranaha ayaa waxaa dhacayey ismaan-dhaaf ku saleysan kaladuwanaashaha fikir ee cudurka Karonaha ee dadka Mareykanka, kaas oo marmarka!-->…
Read More...
Read More...
Wafti Xaqiiqo Raadin ah oo Maamul Gobolleedyada Jubbalaan ka Maqantahay oo Garbahaarey u Anbabaxayo
Wafti heer Maamul Gobolleed oo ka kooban afar wasiir oo ka socdo Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Galmudug iyo Buntilaan ayaa saaka u anbabaxayo magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo.!-->…
Read More...
Read More...
Shirkad Ganacsi oo uu Leeyahay Donald Trump oo Danbi Weyn lagu soo Eedeeyey
Ururka Trump (Trump Organization), oo ah xudunta ganacsiga madaxweynihi hore ee Mareykanka Doonald Trump ayaa lagu eedeeyey qiyaano canshuur dhunsi la xiriirto oo ay 16 sanno!-->…
Read More...
Read More...
Madaxda Soomaalida iyo Mareykankaba ma Daneeyaan Daryeelka Dadka ay Duqaymaha Mareykanku…
Tan iyo burburki dowladdi dhexe ee Soomaaliya 1991-di ilaa iyo maanta, Soomaali badan ayaa u dhimatey una dhaawacantey howlgalo ay ciidamo ajaanib ah ka fuliyeen dalka. ciidamadaas oo!-->…
Read More...
Read More...
182 Qabuuro aan Horey loo Ogeyn ee Caruurti Abogaaga Kanada oo la Helay
Qabuuro horleh oo aan horey loo shaacin ayaa laga helay gobolka British Columbia ee galbeedka Kanada. 182 qabuuro caruurti waalidkood laga xoogey ee Abogaaga ahaa ayaa laga helay!-->…
Read More...
Read More...
Doorasho waa la Aadey ee Diyaar ma Tahay?
Dowladda Federaalka ayaa shaacisay jadwalka doorashada federaalka ee sanadkan oo ka dhacayo 11 magaalo. Doorashada ayaa loo qorsheeyey in marka hore la qabto Xildhibaanada Aqalka Sare!-->…
Read More...
Read More...
Warar laga Helayo Jubbada Hoose ayaa Sheegayon in Xildhibaan Cabdirixmaan Dheere uu Ciidan Beeleed…
Wararka laga helayo Jubbaland ayaa sheegayo in Xildhibaan Cabdirixmaan Dheere uu duleedka Kismaayo ku diyaarsanayo ciidamo beeshiisa ah oo la sheegay in uu ugu diyaargaroobayo!-->…
Read More...
Read More...
Ciidanka Itoobiya oo ka Baxay Makale iyo Xabad Joojin ay Dowladda ku Dhawaaqdey
Dowladda itoobiya ayaa xabad joojin dhankeeda oo kaliya ah ku dhawaaqdey, xilli ay ciidankeeda ka soo saartey caasimada gobolka Tigreega ee Makale. Jabhada Tigreega ayaa la wareegtey!-->…
Read More...
Read More...