Xogmaal Media

Arrimaha Dibadda oo Kenya ugu Baaqdey in ay Safaaradeedi Dib u Furato

Wasaaradda Arrimaha Dibbada Soomaaliya ay shaacisey warqad ay ugu hablyeynayso tilaabada diblomaasiyadeed ee ay Kenya ka qaadey xiriirka labada dal. Wasaaradda ayaa sida oo kale sheegtey in ay dhankoodana soo celinayaaan xiriirki dariswanaagga ku saleysan.

Warqada ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda shaacisey ayaa lagu codsadey in ay Kenya safaaradeeda dib uga furato Xamar. “Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay la wadaageysaa Kenya in ay Safaaradeeda ka furato Soomaaliya”. Dowlada Soomaaliya ayaa warqadaas ku sheegtey in tilaabo taas la mid ah ay qaadeyso dhankeeda.

Warqad arrimaha dibadda

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.