Xogmaal Media

Dab Qabsadey Bakaaraha

Dab weyn ayaa ka baxaya Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Lama oga halka uu dabku ka billoowdey iyo inta uu hada wada gaarey. Dabkan oo hada socdo Ayaan la saadaalin Karin qasaaraha uu gaysen doono.

wixii war ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.