Gudiyadi doorashada ee mudada dheer la iskuhaystey ayaa ka soo dhamaadey gacanta dowladda Federaalka ka dib marki uu Raysul Wasaare Maxamed Xusseen Rooble ku dhawaaqey xubnaha cusub ee lagu bedelay qaar ka mid ah 67-dii xubnood ee ay mucaaradku codsadeen in laga saaro gudiyada. Lama hubo in ay mucaaradku ku raaci doonaan.
Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.