Ninki ku diley Minneapolis Goerge Floyd sanadki hore oo 22.5 sanno oo xarig ah lagu xukumey. Dilkan oo dalka Minneapolis iyo Mareykankaba gilgiley ayaa mudo laga warsugayey aaaa Maanta soo gabagaboobey.
Dilaagan oo askari boolis ahaa ayaa aduunka oo dhan laga daawanayey marki uu sida foosha gun u dilkii Goerge Floyd. Ninkan la xukumey ayaa mudo 9 daqiiqo ah qoorta jilibka kaga hayey isaga oo katiinadeysan oo xabadka uu dhulka u yaalo. Goerge Floyd ayaa ku qaylinayey “ma dheefsan karro’, ugudanbeyntiina ku dhameeyey hooyo waan ku jeclahay.
Fadlan la soco waxtarka danbe.
Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.