Xogmaal Media

Mudaaharadkii Macalimiinta Magaalada Minneapolis

Weli waxaa socda mudaaharadkii macalimiinta magaalada Minneapolis maalintii 7 aad. Inkastoo la isku dayey wada hadalo si loo soo dhameeyo xaladad hada jirta hada laguma guuleysan in lasoo afjaro cabashada ay macalimiintu qabaan.

Macaliinta ayaa codsanaya in loo kordhiyo lacagtooda shaqada, iyagoo sadan dambe aan wax loogu kordhin mushaaradkoodii, iyadoo taasi usii dheertahay in weli noloshii caadiga aheydna uu la soo darsay sicir barar xad dhaaf ah.

Comments are closed, but trackbacks and pingbacks are open.